Dil Caawa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb iyo faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay nin oday ah oo kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana dilkaasi geestay askari katirsan ciidanka dowlada. Sida aan wararka ku helnay askari katirsan ciidanka dowlada oo howlgal ku jiray ayaa xaafad katirsan Dhuusomareeb toogtay nin oday ah oo magaciisa lagu … Continue reading Dil Caawa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb iyo faah faahino kasoo baxaya